Rasmi Rays iyo Farxaan Yare Yaa ka dambeeyey dagaalkooda!

  visningar 177,423

Laki Wacays Podcast

19 dagar sedan

Nolosha labada qof sideedaba waxey ku wacan tahay in ay ahaato mid private ah

Kommentarer
Xumeyraa Mohammed
Xumeyraa Mohammed 8 dagar sedan
Waxan jeclaan laha in laga dhigo waziirada arimaha hagaajinta dadka 😢🥰🥰🥰💋🥰Inaat wanaga kashaqeyso wax fcn waaye
Sawda Shaqale
Sawda Shaqale 9 dagar sedan
Rasmi guul qali
Xamdi Ciise
Xamdi Ciise 9 dagar sedan
Walaashee laki runbeey sheeg tay ee hala qaato war geedo
falis abdullahi
falis abdullahi 10 dagar sedan
ayaga lagamaqlay yarane mel umatale
Nadwa som channel
Nadwa som channel 11 dagar sedan
fanku xalal miyaaa inta sidaydoo kle la yaaban like 👍
Amina Amish
Amina Amish 11 dagar sedan
Ilhy hakaajarsiyooo ameeen
Amina Amish
Amina Amish 11 dagar sedan
Wlhii waa ceeb xaasidkoda ayey iskujabiyen dadka qaar baa xumaha iskagafarxaa wankxmhy
Amina Amish
Amina Amish 11 dagar sedan
Wlhii wax kahadlo walawayay arintan kheyr ilhy hakusiyo waa run waxa meshas kasogalo xaram udawee
Laki Wacays Podcast
Laki Wacays Podcast 12 dagar sedan
Asc asxaabta channel keyga ku xeran muuqaalkan si qaldan buu iiga tirtirmay nasiib wanaag dadaal badan kadib waa la ii soo celiyey
M S
M S 14 dagar sedan
Maanshaa Allah Tabarakalah Waa hadal fiican 👍
M
M 14 dagar sedan
Masha Allah lakiyey si fiican ayaad runta ugu sheegtay youtubleey iyo rasmi iyo farxanyare ilaahay ha ku anfaco
Deega Elmi
Deega Elmi 14 dagar sedan
Wa sax
Princess Intisaan15
Princess Intisaan15 14 dagar sedan
Ayagaa yutup yimidee yaa keenaay oo so jiiday
INDHO UROON HOOYADEED
INDHO UROON HOOYADEED 14 dagar sedan
Laki waa inan maskax badan maasha allh illahay haku sharfo
معهد الحفاظ الوحيين في مدينة وجير
معهد الحفاظ الوحيين في مدينة وجير 14 dagar sedan
Sax wayey lakiyey runta aya kaxadashi
HABIIB SHEIKH
HABIIB SHEIKH 15 dagar sedan
Laki hor usoco
Axmed Gaab
Axmed Gaab 15 dagar sedan
Laki my dear ♥ sister fadumiina ma is dagaaseen maxaa dhacay
sabiha oceane
sabiha oceane 15 dagar sedan
Walahi tu as parfaitement raison, l internet est devenu du fitna
shaafi Mk
shaafi Mk 15 dagar sedan
m.a sx weye hdlkaga laki xaji waceys marka allha kudhoro wlly
Altezo_Chanel Channel
Altezo_Chanel Channel 15 dagar sedan
Fursad Shaqo: Matahay shaqo doon jecel inuu shaqeysto Madoonaysaa inaad sameysato dhaqaale 1000 kuu gaadha iyo in Ka badan jawaabtaadu hadey tahay haa waxaan kuu haynaa shaqo aad dhaqaale kasameyn karto. Shaqadan ma hortaagna caqabadaha ku xeeran dhammaan shaqooyin kale. Sidookale shaqadan waxaad kuqaban kartaa adoo gurigaaga jooga ama xafiiskaaga dhexdiisa meel kasta oo aad dunida kajoogto Hadaba hadaad diyaar utahay inaad ka faaideysato kala xidhiidh wixii macluumaada whtspka Wa.me//+2520634263990
faatuush mohamed
faatuush mohamed 15 dagar sedan
dadka dislike saaraya maxay damacsan yihin wayabe yaahuu dheh
Deeqo Ahmed
Deeqo Ahmed 15 dagar sedan
Ramadan mubarak sis
Barkhad Cali
Barkhad Cali 16 dagar sedan
Waaaaaaa waaaaa waaaa wa ku jeclay
xasan xaaji
xasan xaaji 16 dagar sedan
M.a laki qof wngsan tahy hadal wangsan kuhadashay
Libaan Haji
Libaan Haji 16 dagar sedan
indhaha faraha nooga daa, nalama lihide. Salam Laki
kuweyda Abdullhi
kuweyda Abdullhi 16 dagar sedan
Musalsalka maa naga jojee 🤣🤣🤣
Hani Nur
Hani Nur 16 dagar sedan
Sax sax sax sorry aBayo Macon ⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘
Sahra Osman
Sahra Osman 16 dagar sedan
Midbaa soo qoraya aan uhiilino dumarka somaliyeed, hadana isagii baa soo dhigaya video yada waa calamadaha munaafaqiinta
firdows cabdille
firdows cabdille 16 dagar sedan
De walalo waligey kuma dawan lkn wanagaaga iso jiitay!
Kiin Mohamed
Kiin Mohamed 16 dagar sedan
Gabr nool igadha huno mcn wa runta
Raxma channel
Raxma channel 16 dagar sedan
Anaa kula uruurinaya diyaar ahy hadii dadka wax looqabanayo
Nas Mohamed
Nas Mohamed 16 dagar sedan
adigaba views baad kuraadineesaa
nimco gobaad
nimco gobaad 16 dagar sedan
Masha Allah wllhy talo wacan soo jeedisay waxan rajaynayaa inay qaadan doonan hadalka wayn ee wayel nimada ah
Nima Hassan
Nima Hassan 16 dagar sedan
Ilahy haka Abal mariyo wllshy mahad sanid
Shukri nuur
Shukri nuur 16 dagar sedan
M.a laki mar walipo runtaa kahadashaa abyo wlhi waxaa tahy qof wanaagn allaha ku sharfo
Aliya Asli
Aliya Asli 16 dagar sedan
Dadka SEmost reaction sameeya talent ama xirfad ay dadka uso bandhigaan malaha
Hiba Nur
Hiba Nur 16 dagar sedan
Habar wayeel AYAN ahay🤣🤣
xidigta hargaysa
xidigta hargaysa 16 dagar sedan
Laki xaaji naag nool fariid alle khayr hakugu badalo wanaaga ka shaqaysay you tube badan ayaa dhaanta wlhi
Sir & sabar jacayl official
Sir & sabar jacayl official 16 dagar sedan
Laki qof qalbi wngsn oo runta lagu yaqaano 💞💞
MO
MO 17 dagar sedan
Heesaha aad qaado lacagta aad ka sbaqeso ilmahaga aad siiso xalaal waaye mahanoo
naduusha Aweys dayip
naduusha Aweys dayip 17 dagar sedan
Dadka waxaa ugu wngsn midka sameya اصلاح بين الناس qofka sameysa
Muna Jama
Muna Jama 17 dagar sedan
Ma shaa allah well done
Zagal Muse
Zagal Muse 17 dagar sedan
Masha Allah sharaf ba u hadashay
cilmi media films
cilmi media films 17 dagar sedan
Walee runbaad sheegtay lakiyey alle ha ku sharfee
Asma Elmi
Asma Elmi 17 dagar sedan
Runta ka hadashay wll somali ma khayr jcla haku daalin niman waa weynba in ay dad cebeyan SEmost kaga shaqaysta alle hayna so hanuuniyo
Habi123 Habi123
Habi123 Habi123 17 dagar sedan
Mom sharaf leh allah yacizak
Idil Maxamed
Idil Maxamed 17 dagar sedan
Allaha ku xafido abayo macato
Huda Farah
Huda Farah 17 dagar sedan
That’s right
Fartun Khalif20
Fartun Khalif20 17 dagar sedan
Sax
Anisa Hersi
Anisa Hersi 17 dagar sedan
You so right my sister dadkan ilahay waa Kaa fogaadeen xaran baa washay thanks laki 🥰
ubax bashi
ubax bashi 17 dagar sedan
Sax runtii
Sacdiya Nur
Sacdiya Nur 17 dagar sedan
Sax wlh labo isqabatey biilka radinayan
Arraweello Hasan
Arraweello Hasan 17 dagar sedan
Maasha Allah waa runtaa wllo
Lul Mohamed
Lul Mohamed 17 dagar sedan
Like xaaji qof wanaagsan batahay masha alaah abaayo ajar alaha ka siiyo wanaada aad sisay dhalinyarta
Maxamed mci Official
Maxamed mci Official 17 dagar sedan
War adiga fanaanad ba tahay lacag saw kama Qaadato taas ba ka xaaraan san 😅
Sahr noor
Sahr noor 17 dagar sedan
Dar Allah an iska jeclahay hora oo soco habo macan
yanaas official
yanaas official 17 dagar sedan
Keep going 🌙🌙💐💐💐💐💐😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤☝
yanaas official
yanaas official 17 dagar sedan
Ramadan kareem
yanaas official
yanaas official 17 dagar sedan
Masha Allah
yanaas official
yanaas official 17 dagar sedan
👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
Shacni Dhaladkii Boorama
Shacni Dhaladkii Boorama 17 dagar sedan
Wlhi Laki Haji Wacays❤️ Waa Qof Wanaaga u Saaxiiba❤️ I love you❤️💕😘 Habo❤️❤️❤️
Queen Tanya
Queen Tanya 17 dagar sedan
Dadkan yaa guursanaayo sidan u hadlaayo horta? Waa laba aan is dhaamin
Maxamed Amiin
Maxamed Amiin 17 dagar sedan
Wll waa run taa rabi ha ku shafro
Siman Queen
Siman Queen 17 dagar sedan
Msha allh shugran abyo laki runta ayad u sheegtay wllshey iyo wllkeyba kuwii qaata allaha ka dhigo mcnto
Farixa Abdi
Farixa Abdi 17 dagar sedan
Illahay haku barakeyo habo🥰
Xasan Khamiis
Xasan Khamiis 17 dagar sedan
Aad iyo aad wlaahi runta aad ka dhabeysay masha allah
Ladna Cali
Ladna Cali 17 dagar sedan
Anigah
zamzam ahmed
zamzam ahmed 17 dagar sedan
Adna ilaahay dartiis fanka uga bax 🌙
Mohamed hassan
Mohamed hassan 17 dagar sedan
Caana datay dabadood la qabay isana sidii laga rabay oo raganimadu jirtay muu samayn
Zamzam Maxamed
Zamzam Maxamed 17 dagar sedan
Wlhi waa xaqiiq hadalkasi
Umu Abdurahman
Umu Abdurahman 17 dagar sedan
Asxbta isoo pooqda plz
kiin dhalad abdulla
kiin dhalad abdulla 17 dagar sedan
Saxiix runata ushaaaga mama❤💋
Zaamiya siman Cigale
Zaamiya siman Cigale 17 dagar sedan
Manshaa alah.waan Iska jeclahay ina xaji.wacays.guulayso qurux
maankie cade Haaji
maankie cade Haaji 17 dagar sedan
Waaa saxa wll horo usoco abaayo
ARAGSAN CABLE TV
ARAGSAN CABLE TV 17 dagar sedan
Masha Allah guleyso xabiibti thanks
Ali Yare
Ali Yare 17 dagar sedan
This is laki wacays? She looks different hella different!!
jihan osman
jihan osman 17 dagar sedan
laki adi ta ku fican thy wa rerkaga dhaqata
Ibtisaam Ibtisaam 48
Ibtisaam Ibtisaam 48 17 dagar sedan
Wa daqanka munafiq nimada xumaha jecela dadka sixun wax sheg badan may xaliyan Familka oo maslaxa radiyan iyo ajar
Asma Ibrahim
Asma Ibrahim 17 dagar sedan
Mashallah sifacan uhadashay fananedena qali runtana wad ka hadashay somali maryolay wax si kharibaysa oo dadka isku si diraysa oo rufiyanin lacag view ku radsada wa yab 😏
Yasmin Huseen
Yasmin Huseen 17 dagar sedan
Laki xaaji qof caqli usaxiiba ayaa tahay Alle haku xafido iyagana Alle xumanta wnag hawgu badalo
bųbų qųřųx
bųbų qųřųx 17 dagar sedan
Garta aabahaa goon jiray wllhi gesiyad
Bidixo Xusein
Bidixo Xusein 17 dagar sedan
Gabadhan dhaanta wixiipa🥺🥰
Qabyaaladdiid-Abdi Hakim QD
Qabyaaladdiid-Abdi Hakim QD 17 dagar sedan
Masha allah Laki Wacays Walee Waxaa Tahay Qof Aqli Toosan Xaqiiqaduna Waa Sidaa Aad Ka Hadashay Soomaali Wixii Anfacaya Kuma Daalaane Waxaan Anfacayn Oo Waliba Dulmi iyo Danbi Ah Ayaa Ufudud Mahadsanid Wall Qaaliyeey
Marwa Abdi
Marwa Abdi 17 dagar sedan
Maasha Allah Tabarakallaah laki Xajii sifiican u hadashy
Abdirisak Ziito Official
Abdirisak Ziito Official 17 dagar sedan
Laki Xaaji Wacays
Ayaan ibraahim Mohamed
Ayaan ibraahim Mohamed 17 dagar sedan
Aniga diyaar
Najma Diamond
Najma Diamond 18 dagar sedan
Gabar nool tahay 🥰🥰🥰😇
Gudona Gudona
Gudona Gudona 18 dagar sedan
💞💞💞💞💞💞💞💋💋💋💋💋
Gudona Gudona
Gudona Gudona 18 dagar sedan
Maansha allah Allahe ha ku xafido wllo
Haamud Jama
Haamud Jama 18 dagar sedan
Hadal waa run kama rays detail ka ayaad taabatay ama xaqiiq da
S Queen
S Queen 18 dagar sedan
Runta ka hadashay si fiican wax ugu shegtay habaryar laki aqliga iyo garaad ba leedahay❤️
Ubah Ali
Ubah Ali 18 dagar sedan
Minshari labadodu wadaganyihiin lkn il baajirta
Iqro Abdullahi
Iqro Abdullahi 18 dagar sedan
Aniga diyaar eh
Saciid abdi
Saciid abdi 18 dagar sedan
Guys walashay ii soo booqda fadlan semost.info/award/lHato5KFecqD1oA/video.html
Raxma Dheeman
Raxma Dheeman 18 dagar sedan
Masha Allah 🥰🥰🥰
Suleeqa qurux Moh
Suleeqa qurux Moh 18 dagar sedan
Rasmi reys codkisana may keenin sirtisana may ka hadlin labada marba isagoo nina ayuu bilaabay marka ninkan qaladkisa haloo sheego
Saleban Ahmed
Saleban Ahmed 18 dagar sedan
Mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah mansha Allah hoyo mcn
Salma Samira
Salma Samira 18 dagar sedan
M.a wall laki ilahy hakaa abaal mariyo runtii dadku wax bay sii buun buuniyaan oo dad kay isku sii diraan ayagoo view karadina lkn ilaa hada qof maslaxad iyo wanaag karadiyy adiga moyeemajiro qofjale jazaka lah bayo 😍
Mr Xirane
Mr Xirane 18 dagar sedan
Qof daacad wax u dhex dhexaadinaayo gabadhaan baa ka arkay Dadaalkaada Allaha kula garab galo
Sda Abdillahi
Sda Abdillahi 18 dagar sedan
semost.info/award/fZahiq2UarSbmHg/video.html Fadliga Cilmiga
Sharma boy iyo maslax mideeye oo jabuuti ruxay.....
00:07
prime minister ZadiK66
visningar 521
Surat Al-'Imran - Mishary Rashid Alafasy
1:23:47
Muhammad al Kurdi - Kehf Suresi
40:11
fussilet Kuran Merkezi
visningar 4mn
Surah 02 - Al Baqarah Mishary Rashid Alafasy
2:07:09
Marvel Studios Celebrates The Movies
3:11
Marvel Entertainment
visningar 11mn
Masumiyet 11. Bölüm
2:5:58
Masumiyet
visningar 982tn
I Survived On $0.01 For 1 Week
25:22
Ryan Trahan
visningar 4,1mn